halkan waxaa ka helaysaa xarfaha afka soomaaliga oo u taxan qaabka alifbeetada Caalamiga ah.
Taabo xarafka aad rabtid si aad u hesho dhamaan ereyada Xarafkaas ka bilaabma, ee Qaamuuska af-soomaaliga ku jira.
Waxaad hadda eegaysaa Ereyada ka bilaabma xarafka "d"
Waxaa la helay 6546 erey
dhantaalnaansho
m.l/dh
dhanxalag
m.l
dhanxanag
m.l
dhanxarag
m.l
dhanyo
m.dh
dhaq
f.g1
dhaqaaji
f.g2
dhaqaajin
m.f.dh
dhaqaajis
m.l
dhaqaaladdaran
f.mg4
dhaqaaladdarnaan
m.f.dh
dhaqaaladdarrayn
m.f.dh
dhaqaaladdarraysan
f.mg4
dhaqaaladdarraysnaan
m.f.dh
dhaqaaladdarraysnaansho
m.l/dh
dhaqaaladdarree
f.g2
dhaqaaladdarri
m.dh
dhaqaaladdarro
m.dh
dhaqaaladdarroobid
m.f.dh
dhaqaaladdarrow
f.mg1