Qaamuuska ugu nidaamsan uguna dhammaystiran ee Af Soomaaliga ee onlaynka ah. Ka dhex baadh erayga aad danaynayso si aad u hesho macne waafi ah.
Hel qeexitaanno qoto dheer oo ku saabsan erey kasta, qaybaha hadalka, iyo adeegsiga saxda ah.
waxaan xooga saarnay UI-ga iyo Qaab muuqeedka website-ka si akhriska, baaridda, iyo dhex-galka qaamuuska uu u noqdo mid xiiso leh. oo kugu haboon
Waxaan ku dadaalnay Performace-ga website-ka, wax sikin ka yar ku hel erey kasta.
Ugu dambayn, Qaamuusle waa dadaal loogu talagalay in lagu taageero in Af-Soomaaligu uu noqdo mid ku baahsan dunida teknoolojiyadda, si jiilka soo kacaya ay si fudud ugu heli karaan agab kasta oo ay ugu baahan yihiin barashada iyo horumarinta afkooda. Waa qaamuuskii af-soomaaliga ee aad sugaysay.
Fadlan nala soo xiriir haddii aad qabto wax su'aal ah, talo, ama aad rabto inaad nala wadaagto fikrad.
Nala Soo XiriirHaddii aad tahay arday, macalin, ama qof raba inuu wax badan ka barto hodantinimada iyo naxwaha Af-Soomaaliga, Qaamuusle waa hage kuu dhow oo aad markasta adeegsan karto. Si aad u hesho macne waafi ah iyo tusaaleoyin habboon.
ka dhigo wehel, ka baar erey kasta, lana wadaag cid kasta si ay uga faaidaysato.
Ereyadan waxaa laga soo ururiyey ilo lagu kalsoon yahay oo aqooneed.
Si degdeg ah u hel macnaha erey kasta adigoo isticmaalaya raadinta casriga ah.