Qaamuusle LogoQaamuusle

guri

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

guri1
Magac lab
1
Hooy; aqal.
2
G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.
Wadarta Magacan

-ryo, m.l

guri2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid.
2
La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay