Qaamuusle LogoQaamuusle

guraabbaas

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

guraabbaas1
Magac lab
1
Hadal badan oo aan murti lahayn oo qof carraysani ku hadlo.
2
la midka ah (ld):
guraabbaasid
guraabbaas2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Hadal badan oo aan murti lahayn oo caro ku jirto dhihid.
Is-rogga falkan

-say, -stay