mahadnaq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mahadnaq1
Magac lab1
Ereyo xushmad iyo qaddarin loo jeediyo cid samafashay.
2
la midka ah (ld):
mahadniqid
mahadnaq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU/ku m.: cid samafashay ereyo xushmad iyo qaddarin leh u jeedin.
Is-rogga falkan
-qay, -qday; -niqi/naaqi