Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
geydhe
Magac lab
1
Nooc aqab ka mid ah.
2
Qurac iyo maraa mirohooda.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: gey
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: geyaan
Magac lab
3: geyeysii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: geyeysiin
Magac faleed dheddig
5: geyfan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: geyfanaan
Magac dheddig
7: geyfanaansho
Magac lab ama dheddig
8: geyfanow
Fal magudbe, isrogrogga 1aad