Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
gey
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Guur u qalmid.
Is-rogga falkan
-yay, -yday; -yi
Ereyo kale oo u soo dhow
1: geyaan
Magac lab
2: geydhe
Magac lab
3: geyeysii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: geyeysiin
Magac faleed dheddig
5: geyfan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: geyfanaan
Magac dheddig
7: geyfanaansho
Magac lab ama dheddig
8: geyfanow
Fal magudbe, isrogrogga 1aad