Xog kooban oo ku saabsan Qaamuuskan Qaamuusle
Hadafkayagu waa inaan u fududayno dadkeenna, hellida macnaha ereyada Afkooda.
Qaamuusle waa keydka ugu weyn uguna casrisan ee Af-Soomaaliga, ee laga heli karo barta internet-ka. Mashruucan waxaa loogu talagalay in lagu dhowro, lagu hormariyo, laguna casriyeeyo afka hooyo si fudud.
Haddii aad tahay arday, macalin, ama qof raba inuu wax badan ka barto hodantinimada iyo naxwaha Af-Soomaaliga, Qaamuusle waa hage kuu dhow oo aad markasta adeegsan karto. Si aad u hesho macne waafi ah iyo tusaaleoyin habboon.
ka dhigo wehel, ka baar erey kasta, lana wadaag cid kasta si ay uga faaidaysato.
Maxaa naga gaar ah?
Community Driven
Built for the Somali community worldwide.
Reliable Data
Verified definitions and grammar rules.
Fast Search
Instant results as you type.
Ma haysaa talo ama tusaale?
Waxaan mar kasta diyaar u nahay inaan dhagaysano isticmaalayaashayada si aan u horumarino adeeggan.