Qaamuusle LogoQaamuusle

mahabe

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mahabe1
Magac lab
1
Weel aan biyaha ka dusaynin.
2
Ciid aan si fudud biyaha u dhuuqayn.
Wadarta Magacan

-bayaal, m.l/dh

mahabe2
Magac labJooloji
Dhadhaabaha aan shirqadaha lahayn oo aan biyaha gudbin: tusaale ahaan dhadhaabahaasi biyaha roobka uma oggolaanayaan inay dhex galaan oo ay ka dusaan.