haraati
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
haraati1
Magac labNooc ka mid ah warmaha waaweyn.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
haraati2
Magac dheddigSi xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati¹.
haraati3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aadSi xoog leh cagta wax ugu dhufasho. ld harraati².
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/isay; -iyi