Qaamuusle LogoQaamuusle

hąar

4 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hąar1
Magac lab
Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.
har2
Magac lab
1
Wax if qabtay hooska uu bixiyo.
2
Meel dusha ka dedan, waab, guri iwm hooskooda qabow.
Wadarta Magacan

-rar, m.l

hąar3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Xanuun awgiis la taahid (qof).
Is-rogga falkan

-ray, -rtay

har4
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Digo iwm meel ka xaarid.
2
(f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho.
3
(f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin.
4
(f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho.
5
(f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay