Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
haraa
Magac lab
1
H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo.
2
Baaqi. ld hardabaa.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: har
Magac lab
2: haraaci
Magac lab khabar
3: haraacin
Magac dheddig
4: haraahir
Magac lab
5: haraahirid
Magac dheddig
6: haraahirsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: haraahirsanaan
Magac dheddig
8: haraahirsanaansho
Magac lab ama dheddig