kur
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kur1
Magac labMadax; unuun.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
kur2
Magac dheddig1
Duco iyo Alla-bari dumarka uurka lihi sameeyaan kolka sidkoodu dhammaad ku dhow dahay; kuraysi; madaxshub; sagaalaysi; tararaysi.
2
Buur yar; kood.
3
Xeero yar oo bunka lagu shubto.
4
Weel qori ah oo qaabka dhiisha loo qoro oo lagu kaydiyo burcadka inta aan la shiilin.
Wadarta Magacan
-ro, m.l
kur3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax si siman u goyn.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay