xaqir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xaqir1
Magac labXaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.
xaqir2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid liidid ama yasid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay