iftiin
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
iftiin1
Magac lab1
Kaah wax lagu arki karo.
2
Wakhti si fiican wax loo arki karo oo qorraxdu soo baxayso ama dhacayso.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
iftiin2
Magac labFiisikisSii deynta kaaha ka imanaya walax saxarradeedu nuugeen tamar, iyagoo gaadhaya xaalad kacsan, kaddibna ku noqday xaalad tamar hooseysa markii ay sii daayeen kaaha birlabdanabowga.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
iftiin3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax kaah yeelasho.
Is-rogga falkan
-imay, -intay; -imi