muud
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
muud1
Magac labla midka ah (ld):
muudid
muud2
Magac labBaayolojiDareere hurdi-caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga.
Wadarta Magacan
-do, m.dh
muud3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Si dhuumasho ama qarsoodi ah kayn ama biyo dhexdood u marid.
2
Ka m.: biyo, kayn iwm meeshii laga galay ma'ahee meel kale oo ka fog ka soo bixid.
3
U m.: meel si qarsoodi ah u aadid.
Is-rogga falkan
-day, -dday