jabaq
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jabaq1
Magac labShanqar yar. ld yabaq¹.
jabaq2
Magac dheddigFiisikisGariirka dhex maraya dhextaal loodsame ah, lehna rakaad iyo itaal nashaadin kara dareenka maqalka ee dhegta aadamaha. Rakaadka jabaqdu waxa uu u dhexeeyaa. 20 --> 20,000 heertis, waana gaalis maqalka.
Wadarta Magacan
-qo, m.l
jabaq3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadShanqar yar samayn. ld yabaq².
Is-rogga falkan
-bqay, -baqday