karin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
karin1
Magac lab1
Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda.
2
Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban.
3
(-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo.
4
Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.
Wadarta Magacan
-rmo/-imo, n. m.
karin2
Magac faleed dheddig