Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
karaab
Magac dheddig urur
Qoryo yaryar oo xalxallefsan oo shabaagta badda la dhigo lagu xirxiro, si ay u sabbayso oo u muuqato.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kar
Magac lab
2: karaahiyo
Magac dheddig khabar
3: karaamayn
Magac faleed dheddig
4: karaamaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: karaamaysnaan
Magac faleed dheddig
6: karaamaysnaansho
Magac lab ama dheddig
7: karaamee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: karaamo
Magac dheddig