Qaamuusle LogoQaamuusle

qaraabo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qaraabo1
Magac dheddig urur
Dad xagga hooyo ama aabbe xiriir dhalasho ka wadaaga.
qaraabo2
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Miro, xabag iwm doonasho ama gurasho.
2
Wax aan la haysan oo loo baahan yahay dibadda ka doonasho.
Is-rogga falkan

-btay, -batay