Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
waano
Magac dheddig urur
Hadallo talo ah oo cid loo jeediyo iyadoo wax lagu faraayo ama wax looga reebaayo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: waa
Qurub diirad
2: waab
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
3: waabaay
Magac dheddig
4: waabaayayn
Magac faleed dheddig
5: waabaayaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
6: waabaayaysnaan
Magac faleed dheddig
7: waabaayaysnaansho
Magac lab ama dheddig
8: waabaayee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad