waa
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
waa1
Qurub diiradQurub lagu muujiyo waxa laga sheego yeelaha weerta.
waa2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax helid la'aan.
2
La w.: yool aad tooganaysay riddadii. Garab la marid.
Is-rogga falkan
-aayay, -aayday; -aayi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aayay, -aayday; -aayi