Qaamuusle LogoQaamuusle

baa

Qurub diiradNaxwe
Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada.
Tusaale
Ma Cali baa yimid?
Haa, Cali baa yimid
la mid ah:aa¹, ayaa, yaa³.