Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
baab
Magac lab
1
Qayb ka mid ah qaybo buug.
2
Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.
3
Isku b.: wax isku nooc ah.
Tusaale
“Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay”
Wadarta Magacan
-bab, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ba'an
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
2: baa
Qurub diirad
3: baabaha-masiixiga
Magac lab
4: baabasiir
Magac lab
5: baabba'
Magac lab
6: baabba'san
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: baabba'sanaan
Magac faleed dheddig
8: baabba'sanaansho
Magac lab ama dheddig