Qaamuusle LogoQaamuusle

baabba'

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

baabba'1
Magac lab
1
Dhibaato weyn oo wax ciribtirta.
2
B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar.
3
la midka ah (ld):
baabbi'id
baabba'2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax ciribtiran ahaansho.
2
Raad, calaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid.
3
Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan.
Is-rogga falkan

-'ay, -'day; -bbi'i