Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
tumun
Magac lab
Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; fallar.
Tusaale
“T. kiilo bariis ah”
la mid ah:
tummun.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: tuma
Magacuyaal weyddimeed dheddig
2: tumaal
Magac lab
3: tumaali
Magac dheddig khabar
4: tuman
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: tumasho
Magac faleed dheddig
6: tumay
Magac lab
7: tumayo
Magac dheddig
8: tumbuc
Magac lab