tun
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
tun1
Magac labLuqunta dhabarkeeda; jeegada hoosteeda.
tun2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Badar iwm buushe ka saarid.
2
Cid ul la dhicid.
3
Wan dhufaanid.
4
Sacab t.: sacab isku garaacid.
5
U sacab t.: cid ballan ka qaadid ama taageerid.
Is-rogga falkan
-umay, -untay; -umi