laba'aabbur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laba'aabbur1
Magac lab1
Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburo.
2
Horay iyo gadaal uga imaashaha col si dhexda loo gashado oo loo laayo.
3
la midka ah (ld):
laba'aabburid
laba'aabbur2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid.
2
Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay