lab
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
lab1
Magac lab1
Labada jaad ee nafleydu u kala baxdo, midka aan uurka yeelan; labood, rag.
2
Qas.
lab2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax isku qasid.
2
Wax jaah-wareerin.
Is-rogga falkan
-bay, -btay
lab3
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax adag ahaansho.
Is-rogga falkan
-baa, -bayd