Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
laba atamle
Magac lab
Kiimika
Molikuyuul ka kooban laba atam. Haydarojiin (H), ogsajiin (O), naytarojiin (N) iyo halojiinaduba waxay tusaale u yihiin curiyayaasha laba-atamlaha ah.
Wadarta Magacan
-layaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: lab
Magac lab
2: laba
Magac dheddig tiraale
3: laba'aabbur
Magac lab
4: laba'aabburan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: laba'aabburid
Magac faleed dheddig
6: laba'aabburnaan
Magac faleed dheddig
7: laba'aabburnaansho
Magac lab ama dheddig
8: laba-danab
Magac lab