Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
Aabbe
Magac lab
1
Nin ubad dhalay.
2
(u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo.
Wadarta Magacan
-bayaal, m.l/m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Aabayeel
Magac lab
2: Aabayeelid
Magac faleed dheddig
3: Aabayn
Magac faleed dheddig
4: Aabbannimo
Magac dheddig
5: Aabbayaal
Magac lab ama dheddig
6: Aabbo
Urur Jagaale
7: Aabee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: Aabeyeelid
Magac faleed dheddig