baashaal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baashaal1
Magac lab1
Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin.
2
la midka ah (ld):
baashaalid
baashaal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSheeko, ciyaar iwm. waqti ku dhaafin.
Is-rogga falkan
-aalay, -aashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aalay, -aashay