baas
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baas1
Magac lab1
Dhibaato aad u weyn; belo.
2
Warqad aqoonsi oo lagu galo meel gaar ah sida xeryaha ciidamada, dekedaha iwm.
3
Rasaas si is daba joog ah u dhacda.
Wadarta Magacan
-sas, m.l
baas2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadImtixaan gudbid.
Tusaale
“Cali, imtixaankii wuu baasay”
Is-rogga falkan
-say, -stay