Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
Aabbayaal
Magac lab ama dheddig
1
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
aabbe
2
Awooweyaashii hore. ld aabbeyaal.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: Aabayeel
Magac lab
2: Aabayeelid
Magac faleed dheddig
3: Aabayn
Magac faleed dheddig
4: Aabbannimo
Magac dheddig
5: Aabbe
Magac lab
6: Aabbo
Urur Jagaale
7: Aabee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: Aabeyeelid
Magac faleed dheddig