Qaamuusle LogoQaamuusle

Aabee

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid qaddarin ama tixgelin siin.
2
Weel asal iyo xaydh marin, si uusan biyaha, caanaha iwm u habin.
Is-rogga falkan

-beeyay, -beysay