Qaamuusle LogoQaamuusle

Aabayeel

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

Aabayeel1
Magac lab
1
A. ah: qaddarinta ama tixgelinta cid la siiyo.
2
la midka ah (ld):
aabayeelid
Aabayeel2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U a.: qaddarin ama tixgelin cid siin.
Is-rogga falkan

-yeelay, -yeshay