Qaamuusle LogoQaamuusle

haldhac

Magac lab
1
Eray ama hadal aan la doonayn in la sheego oo si aan loo qasdiyin u soo dhacay.
2
Deelqaaf; gaf.
3
(u) Miro bislaaday oo soo daatay.
Wadarta Magacan

-cyo, m.dh