Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
halaag
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
halaag
1
Magac lab
1
Baaba'; le'asho.
2
la midka ah (ld):
halaagid
halaag
2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig².
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hal
Magac lab
2: hal-abuur
Magac lab
3: hal-abuurid
Magac faleed dheddig
4: hal-abuuris
Magac dheddig
5: hal-adayg
Magac lab
6: hal-adkaan
Magac dheddig
7: hal-adkaansho
Magac lab
8: halaagan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad