Qaamuusle LogoQaamuusle

hal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

hal1
Magac lab
1
Tirada eber iyo laba u dhexeysa; kow.
Tusaale
Wuxuu dhalay hal wiil iyo hal gabar
2
Eray; hadal.
3
H. ah: Wax isku duuban ama wada jira.
Tusaale
Annagu hal baynu nahay
4
Meel; xag.
Tusaale
Halkan dhig: meeshan dhig
Wadarta Magacan

-lo, m.l

hal2
Magac dheddig
Neef geel dhedig ah oo curtay.
Wadarta Magacan

-lo, m.l