Qaamuusle LogoQaamuusle

khaaddin

Magac lab
1
Nin meel barakaysan sida masaajid iwm. ka adeega oo barako doon ah.
2
Nin wadaad u adeega oo barako doon ah. ld khaaddun.
Wadarta Magacan

-immo, m.dh