madow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
madow1
Magac lab1
Midibka dhuxusha.
2
Mugdi, gudcur. ld madoow¹.
madow2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax midibka dhuxusha oo kale leh ahaansho.
2
Wax mugdi ah ahaansho (meel).
3
Qof uurkutaaleysan ahaansho. ld madoow².
Is-rogga falkan
-oobaa, -oobayd; madmadow