mąad
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
mąad1
Magac dheddigRiwaayadHadal ama sheeko lagu qoslo.
Wadarta Magacan
-do/-dooyin, m.l
mad2
Magac lab1
Dhagax midab madow leh oo haddii la isku dhufto dab dhala oo buuraleyda laga helo.
2
Jiididda la jiido shaqal af carabi ah marka lagu dhawaaqayo. ld med¹.
mad3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Qof dhagax la dhicid.
2
Shaqal af carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid. ld med².
Is-rogga falkan
-day, -dday