Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
magaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
magaan
1
Magac lab
Faras aan orod badan lahayn.
magaan
2
Magac dheddig
Hal caano yar; baaqimo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mag
Magac dheddig
2: magaad
Magac lab
3: magaag
Magac lab
4: magaagid
Magac faleed dheddig
5: magaalammadax
Magac dheddig
6: magaalaqaran
Magac dheddig
7: magaalee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: magaaleyn
Magac faleed dheddig