Qaamuusle LogoQaamuusle

lųuf

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

lųuf1
Magac lab
1
Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray (hilib, rooti).
2
la midka ah (ld):
liif¹
Wadarta Magacan

-faf, m.l

luf2
Magac lab
Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray.
Wadarta Magacan

-faf, m.l

luf3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax yar uruurin.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay