Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
awoode
Magac lab
Diinta
Haddii aad dhinca Illaah fiiriso, waxaad ula jeeddaa, in uu wax kasta ka awood badanyahay.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: awo
Magac dheddig Falkaabe
2: awood
Magac dheddig
3: awood-danabeed
Magac dheddig
4: awooddaran
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: awooddarnaan
Magac faleed dheddig
6: awooddarnaansho
Magac lab ama dheddig
7: awooddarri
Magac dheddig
8: awooddarro
Magac dheddig