Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fac
Magac lab
1
Da'.
2
F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil.
3
la midka ah (ld):
faacad
Wadarta Magacan
-cac, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: facaad
Magac dheddig
2: facaayil
Magac lab wadar
3: facaysad
Magac lab
4: facaysasho
Magac faleed dheddig
5: facaysi
Magac lab
6: facayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
7: fackaallo
Magac dheddig
8: faclayn
Magac faleed dheddig