kab
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kab1
Magac lab1
Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.
2
In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo.
3
la midka ah (ld):
kabid
kab2
Magac dheddigJaamo harag, caag iwm ah oo inta laysku toltolo, cagaha la gashado. ld kob (4).
Wadarta Magacan
-bo, m.l
kab3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadWax kala jabay ama kala go'ay kab ku xirid.
Is-rogga falkan
-bay, -btay