Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kabaabyee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Meel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.
Is-rogga falkan
-eeyay, -eeysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kab
Magac lab
2: kabaab
Magac lab
3: kabaabyeyn
Magac faleed dheddig
4: kabaabyeysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: kabaabyeysnaan
Magac faleed dheddig
6: kabaabyeysnaansho
Magac lab ama dheddig
7: kabaabyo
Magac dheddig
8: kabaabyoo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad