daruuri
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daruuri1
Magac labD. ah: wax nolosha aanay ka maarmin.
daruuri2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad1
Isu d.: arrin ama meel si geesinnimo iyo degdeg leh u gelid.
2
U d.: wadaan, weel iwm ceel si degdeg ah ugu ridid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay