Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
liitiyam
Magac lab
Kiimika
Bir firfircoon oo fudud oo sida xariirta oo kale ah; waana curiyaha ugu horreeya biraha alkali (ururka I ee tusaha kalgalka curiyayaasha). Waxay ku jirtaa silikeytyo kakan oo badan.
Wadarta Magacan
-mo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: li'i
Magac dheddig
2: liibaan
Magac dheddig
3: liibaanid
Magac faleed dheddig
4: liic
Magac lab
5: liici
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: liicid
Magac faleed dheddig
7: liicin
Magac faleed dheddig
8: liicis
Magac lab